YouVersion Logo
Search Icon

Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexan

DAY 1 OF 9

Mucjisadii ugu horreysay ee Ciise

Ciise mucjiso ayuu ku sameeyay xaflad aroos. Biyo ayuu wine u bedelay.

Su, aasha 1: Waa maxay caadooyinka arooska ee loogu dhaqmo halka aad ku nooshahay?

Su, aasha 2: Sideen isku caawin karnaa midba midka kale xusuusta

farxadda aan dhammaadka lahayn ee Eebaheen ina siinayo?

Su, aasha 3: Ciise miyuu noloshaada u keenay rumaysadkiisa?Haddaysan ahayn sidaas,

ka wada hadala maxaa laga yaabaa inaad ka labalabeyso?

Scripture

About this Plan

Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexan

Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.

More