Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Farrisiyiintis Waxay su, aaleen ninkii Ciise bogsiiyey
Faarrisiyiintu waxeey su, aaleen ninkii la bogsiiyay iyo waalidiintiis.
Su, aasha 1: Marka la fiiriyo mucaaradka cabsida leh iyo cawaaqibta waxaan dhihi doono,
mar ayuu ninkii indhaha la, aay si addag uga marqaati furray Ciise.
Sidee iimaankaaga culeys loo saaray inaad si xoog leh ugu istaagto sida xaaladdan oo kale?
Su, aasha 2: In kastoo si cad looga horyimmid cidda Ciise uu yahay iyo wuxuu qabto,
maxaad ugu maleyneysaa iney dad badan welli diidanyihiin ineey aaminaan isaga?
Su, aasha 3: Rumaysadka Ciise wuxuu horseedi karaa in kooxaha qaar lagaa saarro.
Ma ku soo marray sida waqtigan oo kale?
Scripture
About this Plan

Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Gospel-Based Conversations to Have With Your Preteen

Two-Year Chronological Bible Reading Plan (First Year-January)

When You Feel Like Roommates: 4 Day Plan to Help You Love (And Like) Your Spouse for Life

Simon Peter's Journey: 'Grace in Failure' (Part 1)

The Holy Spirit: God Among Us

You Say You Believe, but Do You Obey?

Sharing Your Faith in the Workplace

Never Alone

The Bible in a Month
