Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Lasarus waa laga sara kiciyay dhimashadii
Ciise wuxuu nolosha dib ugu soo sarre kiciyay laasaros.
Su, aasha 1: Ciise wuu garanayay wuxuu sameyn lahaa;
Muxuu weli u ooyay xabaashii dibaddeeda?
Su, aasha 2: Sideey jawaabta Ciise ee dhimmashada Laasaros iyo ilmeynta Maryan kaaga caawisaa inaad ku kalsoonaato asaga xaalad kala jiidan iimaankeeda laga yaabe
inaad maalin wajahdo?
Su, aasha 3: Sideed u adeegsan kartaa dhacdadaan cajiibka
ah inaad ka caawiso dadka bulshadaada inay aqbalaan Ciise inuu yahay kan keliya
ee siin kara nololsha runta ah?
Scripture
About this Plan

Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Blaze: Encountering the Fire of God for Mamas

Praying for Your Husband: Covering Your Husband in Faith & Power

A Glorious Night

The Holy Spirit: God With You

Believing Without Seeing

It Starts With One

Transformed by Christ: Lives of the Apostles

Faith That Feels Real: Part 2 - Meeting God in Our Wounds

Reflections From Ephesians
