Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexan

9 Days
Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.
Waxaan jeclaan lahayn inaan uga mahadcelino GNPI Kenya bixinta qorshahan. Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo: https://www.gnpi.org/tgg