Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Sargaalkii cunugiisa la bogsiiyay
Sarkaal boqortooyo ah ayaa ka baryay Ciise inuu bogsiiyo wiilkiisa dhimanaaya.
Ciise wuu bogsiiyey wiilkii, qoyskii oo dhamna way rumaystaan Ilaah.
Su, aasha 1: Ma jirtaa talaabo iimaan ah oo Ciise uu kugu booriyay inaad qaado
oo aad daahineysid? Sharrax.
Su, aasha 2: Sheeg waqti uu Ciise si aad u wannaagsan uga soo jawaabay salaadahaga midkood.
Su, aasha 3: Sarkaalka boqortooyada hubaal wuu aaminsanaay inuu Ciise bogsiin karo wiilkiisa. Sideen ugu kalsoonaan karnaa ciise si uu u xaliyo dhibaatooyinkayaga?
Scripture
About this Plan

Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Parallel Worlds

Judges: Repeating Cycles

When You Are the Problem: The Courage to Look in the Mirror When Your Church Is in Crisis

Everyday Prayers for Christmas

WE SHALL NOT DIE - Reading With the People of God #17

Your Own Personal Jesus

The Legacy of a Man – It Starts Today

If Your Job Feels Meaningless

Make Your Job Count for Eternity
