Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Quudinta Shanta Kun
Ciise wuxuu ku quudiya 5,000 oo dad ah shan kibisood oo rooti ah iyo laba kaluun o kaliya.
Su, aasha 1: Sidee quudinta dadka xaaladdan ku hoos jira ay kuu siineysaa
rajo waqtigan xaadirka ah iyo balan mustaqbalka?
Su, aasha 2: Sidee ayuu Ciise u fidiyay ilahaaga xadidan oo aad uga fog waxaad maleynkartey?
Su, aasha 3: Ciise wuxuu imtixaamayay Filibos. Goorma iyo sidee buu waligaa kuu tijaabiyey?
Scripture
About this Plan

Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Gospel-Based Conversations to Have With Your Preteen

Two-Year Chronological Bible Reading Plan (First Year-January)

When You Feel Like Roommates: 4 Day Plan to Help You Love (And Like) Your Spouse for Life

Simon Peter's Journey: 'Grace in Failure' (Part 1)

The Holy Spirit: God Among Us

You Say You Believe, but Do You Obey?

Sharing Your Faith in the Workplace

Never Alone

The Bible in a Month
