YouVersion Logo
Search Icon

Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexan

DAY 8 OF 9

Lasarus waa dhintay

Laasaros oo ahaa saaxiibkii Ciise ayaa dhimmanaaya.

Su, aasha 1: Waa maxay dareenka beenta ah ee aduunkeenu ka qabo dhimashada

iyo nolosha soo socota? Maxaa sida badan kaa cabsiisiiya in la dhimanaayo?

Su, aasha 2: Sidee jawaabtii Ciise ee dib loo dhigay codsigii Maryan iyo Marta

kaaga caawiyay inaad fahanto salaada noloshaada?

Su, aasha 3: Xertiisii ​​waxay fahmeen halista ku jirta u raacitaanka Ciise dhulka qatarta ah. Sideed uga jawaabi laheyd haddii Ciise kuugu yeero inaad sameyso wax halis ah?

Scripture