Mucjisooyinka Ciise: Muujinta Aqoonsigiisa qeexanSample

Nin ku dhashay indhoolenimo ayaa la bogsiiyay
Ciise wuxuu bogsiiysy nin indhoole ah si uu u muujiyo awoodda Ilaahey.
Su, aasha 1: Ma garanaysaa qof si daran u jiran ama jir ahaan curyaamay
oo lagu yirri tani waxeey caddeyneysaa dambiyada noloshaada? Muxuu oran lahaa Ciise?
Su, aasha 2: Xertiisii waxay weydiiyeen, “Maxaa sababay indho la, aanta ninkan?"
Ahmiyada Ciise waa sida loo caawiyo ninka indhaha la '.
Maxay Kaniisaddu u baahantahay inay ka barato isweydaarsigan?
Su, aasha 3: Ma u fududeyn ninka indhaha la inuu sameeyo wuxuu Ciise u sheegay.
Sidee iimaankaaga loo hor istaagay inaad raacdo tilmaamaha Ciise?
Scripture
About this Plan

Sahmi mucjisooyinka Ciise, mid kasta waxa ey muujineysaa aqoon sigiisa in uu yahay wiilka Illaahey. fideyo gaaban ayaa muujinaaya furayaasha mucjisooyinka maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Lighting Up Our City Video 6: Dealing With Hard Questions and Doubts

Animated Adventures - Film + Faith

Don’t Know What You’re Doing After Graduation? Good.

Why Not Now?

Healthy Living and the Bible - God in 60 Seconds

Stories of Generosity: How Followers of Jesus Changed the World

You're Not Alone

Robots, God and the Future - Film + Faith

Be Your Best to Give Your Best!
