Sheekada Paska: Inaan Eegidda Geerida iyo Soo Sarakicidda CiiseSample

Tukashadii beerta
Ciise wuxuu u tukanaya doonista Ilaah ee Jannada beerta dhexdeeda.
Yuudas wuu gacangelinaya, Ciisena waa la qabtay.
Su, aasha 1: Sideen u qaadan karnaa aragtida Ciise xagga ducada intaan tii Butros?
Su, aasha 2: Eebbe wuxuu ugu jawaabey in uusan siinin waddo kale inkasta
oo Ciise uu tukaday seddex jeer. Maxaad sameyn lahayd haddii jawaabta Ilaahey ee
ducadaada soo noqnoqta ay tahay, "Maya?"
Su, aasha 3: Sideey kuugu adagtahay inaad Ilaah ku raacdid ma aha sida aad dooneysid laakiin sida oow rabbo ha ahaato noloshaadu?
About this Plan

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Simon Peter's Journey: 'Grace in Failure' (Part 1)

Never Alone

Two-Year Chronological Bible Reading Plan (First Year-January)

The Bible in a Month

The Holy Spirit: God Among Us

Gospel-Based Conversations to Have With Your Preteen

Sharing Your Faith in the Workplace

Biblical Wisdom for Making Life’s Decisions

When You Feel Like Roommates: 4 Day Plan to Help You Love (And Like) Your Spouse for Life
