Sheekada Paska: Inaan Eegidda Geerida iyo Soo Sarakicidda CiiseSample

Inkiridii Butros
Butros ayaa dafiray saddex jeer inuu Ciise yaqaan, iyo Yuudasna waa is daldalay.
Su, aasha 1: Maxaa faraq u dhaxeeya qof sida Yuudas iyo qof sida Butros ah?
Sideen ku ogaan karnaa dariiqa aan qaadno?
Su, aasha 2: Maxaad u maleyneysaa inuu sababay Butros inuu si xoog leh u inkirro xiriirki
uu la lahaa Ciise? Maxaa kugu kalifi kara inaad sidaas sameyso?
Su, aasha 3: Qaababkee ayeey u inkiraan Masiixiyiintu ineey Ciise yaqaanaan maantay?
About this Plan

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Sharing Your Faith in the Workplace

Never Alone

Simon Peter's Journey: 'Grace in Failure' (Part 1)

The Bible in a Month

Two-Year Chronological Bible Reading Plan (First Year-January)

Everyday Prayers for Christmas

Gospel-Based Conversations to Have With Your Preteen

You Say You Believe, but Do You Obey?

The Holy Spirit: God Among Us
