Sheekada Paska: Inaan Eegidda Geerida iyo Soo Sarakicidda CiiseSample

Cashadii Ugu Dambeysa
Ciise wuxuu cashadiisii ugu dambeysay la cunay xertiisii.
Su, aasha 1: Maxaad u maleyneysaa inaad ugu jawaabi laheyd markii Ciise yiri mid ka mid ah saaxiibada iigu dhow ayaa i gacangelin doona? Ma awooddaa inaad Ciise khiyaanto?
Su, aasha 2: Hadaad horey u ogeyd inuu qof ku gacangelin doono,
sideed ula dhaqmi laheyd qofkaas? Isbarbar dhig taa siduu Ciise ula dhaqmay Yuudas.
Su, aasha 3: Maxey macquul u tahay Shaydaanku inuu galo kan raacaha Ciise aha oow uu saameeyn ku yeesho isaga / iyada dambi dhab ah?
About this Plan

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More
Related Plans

Simon Peter's Journey: 'Grace in Failure' (Part 1)

Never Alone

Two-Year Chronological Bible Reading Plan (First Year-January)

The Bible in a Month

The Holy Spirit: God Among Us

Gospel-Based Conversations to Have With Your Preteen

Sharing Your Faith in the Workplace

Biblical Wisdom for Making Life’s Decisions

When You Feel Like Roommates: 4 Day Plan to Help You Love (And Like) Your Spouse for Life
