1
MARKOS 9:23
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Ciise wuxuu ku yidhi, Haddaad rumaysan karaysid, wax waluba waa u suurtoobaan ka rumaysan.
مقایسه
MARKOS 9:23 را جستجو کنید
2
MARKOS 9:24
Kolkiiba wiilka aabbihiis ayaa qayliyey oo oohin ku yidhi, Sayidow, waan rumaysanahay, iga caawi rumaysaddarradayda.
MARKOS 9:24 را جستجو کنید
3
MARKOS 9:28-29
Ciise goortuu guriga galay, xertiisii waxay gooni ahaan u weyddiiyeen, Annagu maxaannu u saari kari waynay? Wuxuu ku yidhi, Caynkanu wax kale kuma soo bixi karo tukasho iyo soon maahee.
MARKOS 9:28-29 را جستجو کنید
4
MARKOS 9:50
Cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin cusbadu hadday dhadhan beesho, maxaad wax ku cusbaynaysaan? Cusbo isku lahaada, nabadna isu ahaada.
MARKOS 9:50 را جستجو کنید
5
MARKOS 9:37
Ku alla kii carruurta kan la mid ah midkood magacayga ku aqbalaa, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, ima aqbalo, wuxuuse aqbalaa kan i soo diray.
MARKOS 9:37 را جستجو کنید
6
MARKOS 9:41
Ku alla kii koob biyo ah magacayga idinku siiyaa, maxaa yeelay, waxaad tihiin kuwa Masiix, runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalkiisuu ka lumi maayoba.
MARKOS 9:41 را جستجو کنید
7
MARKOS 9:42
Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.
MARKOS 9:42 را جستجو کنید
8
MARKOS 9:47
Haddii ishaadu ku xumayso, iska bixi. Waxaa kuu wanaagsan inaad boqortooyada Ilaah gashid adigoo il keliya leh intii adigoo laba indhood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada
MARKOS 9:47 را جستجو کنید