1
MATAYOS 26:41
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Soo jeeda oo tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Ruuxu waa diyaar, laakiin jidhku waa itaal daranyahay.
مقایسه
MATAYOS 26:41 را جستجو کنید
2
MATAYOS 26:38
Markaasuu ku yidhi, Naftaydu aad bay u calool xun tahay tan iyo dhimasho; halkan jooga oo ila soo jeeda.
MATAYOS 26:38 را جستجو کنید
3
MATAYOS 26:39
Wuxoogaa ayuu hore u socday, oo wejigiisuu u dhacay oo tukaday isagoo leh, Aabbow, hadday suurtowdo, koobkanu ha i dhaafo, hase ahaatee, yaanay noqon sidaan doonayo laakiin sidaad doonaysid ha noqoto.
MATAYOS 26:39 را جستجو کنید
4
MATAYOS 26:28
Waayo, kanu waa dhiiggayga axdiga cusub kan kuwo badan loo daadshay dembidhaafkooda aawadiis.
MATAYOS 26:28 را جستجو کنید
5
MATAYOS 26:26
Oo intay wax cunayeen, Ciise ayaa kibis qaaday oo barakeeyey, wuuna jejebiyey oo xertii siiyey oo yidhi, Qaata oo cuna. Tanu waa jidhkaygiiye.
MATAYOS 26:26 را جستجو کنید
6
MATAYOS 26:27
Kolkaasuu koobkii qaaday oo mahad naqay oo siiyey iyaga, oo wuxuu ku yidhi, Kulligiin ka cabba.
MATAYOS 26:27 را جستجو کنید
7
MATAYOS 26:40
Xertii ayuu u yimid, oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Waa sidee? Miyaad kari weydeen inaad saacad keliya ila soo jeeddaan?
MATAYOS 26:40 را جستجو کنید
8
MATAYOS 26:29
Laakiin waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed anigu kama cabbi doono midhahan geedka canabka ah ilaa maalinta aan iyadoo cusub idinkula cabbayo boqortooyada Aabbahay dhexdeed.
MATAYOS 26:29 را جستجو کنید
9
MATAYOS 26:75
Markaasaa Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu ciyin saddex goor ayaad i dafiri doontaa. Markaasuu baxay oo aad u ooyay.
MATAYOS 26:75 را جستجو کنید
10
MATAYOS 26:46
Kaca aan tagnee. Eega, kii i gacangelin lahaa waa soo dhow yahay.
MATAYOS 26:46 را جستجو کنید
11
MATAYOS 26:52
Markaasaa Ciise ku yidhi, Seeftaada meesheedii ku celi, waayo, kuwa seefo qaada oo dhammu seef bay ku halligmi doonaan.
MATAYOS 26:52 را جستجو کنید