1
BAXNIINTII 22:22-23
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Waa inaydnaan dhibin carmal, ama ilmo agoon ah. Oo si kasta ha noqotee haddii aad iyaga dhibtid, oo ay ii qayshadaan hubaal qayladooda waan maqli doonaa
مقایسه
BAXNIINTII 22:22-23 را جستجو کنید
2
BAXNIINTII 22:21
Oo qariib waa inaadan xumayn, ama waa inaadan dulmin, waayo, idinba qariib baad ku ahaydeen dalkii Masar.
BAXNIINTII 22:21 را جستجو کنید
3
BAXNIINTII 22:18
Saaxirad inay sii noolaato waa inaadan u fasaxin.
BAXNIINTII 22:18 را جستجو کنید
4
BAXNIINTII 22:25
Oo haddaad lacag ammaahisid dadkayga masaakiinta ah oo kula jooga, waa inaadan ku noqon sidii mid dayn ku leh ama waa inaadan waxba kor saarin.
BAXNIINTII 22:25 را جستجو کنید