Falimaha 14:9-10
Falimaha 14:9-10 EI
Isaga oo dhagaysanaya Bawlos hadalkiisa, ayaa Bawlos si toos ah u fiiriyay wuxuuna arkay inuu iimaansanaa in la bogsiin karo. Markaas ayuu u yeeray oo ku yiri, “Cagahaaga ku istaag!” Isla markiiba ninkii ayaa kor u booday oo bilaabay inuu socdo.





