1
ROOMA 3:23-24
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Maxaa yeelay, dhammaan way wada dembaabeen oo gaadhi waayeen ammaanta Ilaah; iyagoo hadiyad ahaan xaq lagaga dhigay nimcadiisa xagga madaxfurashada Ciise Masiix ku furtay
Compare
Explore ROOMA 3:23-24
2
ROOMA 3:22
waxaana weeyaan xaqnimada Ilaah ee lagu helo rumaysadka xagga Ciise Masiix oo u ah in alla inta rumaysata oo dhan, waayo, kala duwanaan ma leh.
Explore ROOMA 3:22
3
ROOMA 3:25-26
kan Ilaah u soo bixiyey inuu dhiiggiisa kafaaraggud ku noqdo xagga rumaysadka la rumaystay dhiiggiisa aawadiis, inuu xaqnimadiisa ku muujiyo dembidhaafka uu dembiyadii hore loo sameeyey ku dhaafay samirkii Ilaah; waxaa weeye muujinta xaqnimadiisa ee haatan joogta inuu isaga qudhiisu xaq ahaado iyo kan xaq ka dhiga kan Ciise rumaysan.
Explore ROOMA 3:25-26
4
ROOMA 3:20
Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga.
Explore ROOMA 3:20
5
ROOMA 3:10-12
Sida qoran, Mid xaq ahu ma jiro, midnaba; Mid wax garanayaa ma jiro; Mid Ilaah doondoonaa ma jiro; Dhammaantood gees bay u wada leexdeen, waxay wada noqdeen wax aan wax tar lahayn; Mid wanaag falaa ma jiro, midnaba
Explore ROOMA 3:10-12
6
ROOMA 3:28
Sidaas daraaddeed waxaannu ku tirinnaa in nin xaq ku noqdo rumaysadka ee uusan xaq ku noqon shuqullada sharciga.
Explore ROOMA 3:28
7
ROOMA 3:4
Ma suurtowdo! Ilaah runlow ha ahaado in kastoo nin waluba beenlow yahay, sida qoran, In xaq lagaaga dhigo hadalladaada, Oo aad libaantid markii lagu xukumo.
Explore ROOMA 3:4
Home
Bible
Plans
Videos