1
ROOMA 4:20-21
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Ballankii Ilaah rumaysaddarro kagama uu shakiyin, laakiinse rumaysad buu ku xoogaystay, isagoo Ilaah ammaanaya oo aad u huba in wixii uu u ballanqaaday uu samayn karo.
Compare
Explore ROOMA 4:20-21
2
ROOMA 4:17
(sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira.
Explore ROOMA 4:17
3
ROOMA 4:25
kii loo bixiyey xadgudubkeenna aawadiis oo loo sara kiciyey inuu xaq inaga dhigo.
Explore ROOMA 4:25
4
ROOMA 4:18
Ibraahim rajuu wax ku rumaystay iyadoo aan rajo jirin inuu aabbe u noqdo quruumo badan, sida waxyaalihii lagula hadlay leeyihiin, Farcankaagu sidaasuu noqon doonaa.
Explore ROOMA 4:18
5
ROOMA 4:16
Taas daraaddeed waa xagga rumaysadka inay noqoto xagga nimcada, in ballanku hubaal u ahaado farcanka oo dhan; ee uusan u ahayn kan sharciga leh oo keliya, laakiinse inuu u ahaado kan leh rumaysadkii Ibraahim, kan aabbaha inoo ah kulligeen
Explore ROOMA 4:16
6
ROOMA 4:7-8
Waxaa barakaysan kuwa xadgudubyadooda la cafiyey, Oo dembiyadooda la daboolay. Waxaa barakaysan ninkii Rabbigu uusan dembi u tirinayn.
Explore ROOMA 4:7-8
7
ROOMA 4:3
Maxaa Qorniinku leeyahay? Ibraahimna Ilaah buu rumaystay, oo waxaa isaga loogu tiriyey xaqnimo.
Explore ROOMA 4:3
Home
Bible
Plans
Videos