1
MAAHMAAHYADII 26:4-5
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Nacas ha ugu jawaabin sida nacasnimadiisu tahay, Waaba intaasoo aad sidiisa oo kale noqotaaye. Nacas ugu jawaab sida nacasnimadiisu tahay, Waaba intaasoo uu isla caqli weynaadaaye.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 26:4-5
2
MAAHMAAHYADII 26:11
Nacas nacasnimadiisa ku noqnoqdaa Waa sida eey mantaggiisa ku noqnoqda oo kale.
Explore MAAHMAAHYADII 26:11
3
MAAHMAAHYADII 26:20
Xaabola'aanta dabku waa bakhtiyaa, Oo meeshii aan mid xan badanu jooginna muranku waa ka joogsadaa.
Explore MAAHMAAHYADII 26:20
4
MAAHMAAHYADII 26:27
Ku alla kii bohol qodaaba isagaa ku dhex dhici doona, Oo kii dhagax giringiriyana, isaguu ku soo rogman doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 26:27
5
MAAHMAAHYADII 26:12
Nin isla caqli weyn ma aragtay? Waxaa isaga ka rajo roon nacas.
Explore MAAHMAAHYADII 26:12
6
MAAHMAAHYADII 26:17
Kii isagoo jidka iska maraya isku dhex dara dirir aanu waxba ku lahayn, Wuxuu la mid yahay mid eey dhegaha qabta oo kale.
Explore MAAHMAAHYADII 26:17
Home
Bible
Plans
Videos