1
MAAHMAAHYADII 25:28
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Kii aan ruuxiisa u talin karinu Waa sida magaalo duntay oo aan derbi lahayn oo kale.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 25:28
2
MAAHMAAHYADII 25:21-22
Cadowgaagu hadduu gaajaysan yahay, wax uu cuno sii, Hadduu harraadsan yahayna waraabi, Waayo, dhuxulo dab ah ayaad madaxiisa ku tuuli doontaa, Oo Rabbiguna waa kuu abaalgudi doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 25:21-22
Home
Bible
Plans
Videos