1
MAAHMAAHYADII 24:3
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Guri wuxuu ku dhismaa xigmad, Wuxuuna ku taagnaadaa waxgarasho
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 24:3
2
MAAHMAAHYADII 24:17
Ha rayrayn markuu cadowgaagu dhaco, Oo qalbigaaguna yaanu farxin markuu turunturoodo
Explore MAAHMAAHYADII 24:17
3
MAAHMAAHYADII 24:33-34
Weliba in yar baad seexanaysaa, oo in yar baad gam'aysaa, Oo in yar baad gacmaha hurdo u laabaysaa, Haddaba caydhnimo waa kuu iman doontaa sida tuug oo kale, Oo baahina sida nin hub sita oo kale.
Explore MAAHMAAHYADII 24:33-34
Home
Bible
Plans
Videos