1
MAAHMAAHYADII 10:22
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Rabbiga barakadiisu hodan bay kaa dhigtaa, Oo isna caloolxumo kuma daro.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 10:22
2
MAAHMAAHYADII 10:19
Hadal badan dembi lagama waayo, Laakiinse kii bushimihiisa ceshaa caqli buu leeyahay.
Explore MAAHMAAHYADII 10:19
3
MAAHMAAHYADII 10:12
Necbaantu waxay kicisaa isqabashada, Laakiinse jacaylku xadgudubyada oo dhan buu qariyaa.
Explore MAAHMAAHYADII 10:12
4
MAAHMAAHYADII 10:4
Kii gacan caajis ah lahu wuu caydhoobaa, Laakiinse kuwa dadaala gacantoodu hodan bay ka dhigtaa.
Explore MAAHMAAHYADII 10:4
5
MAAHMAAHYADII 10:17
Kii edbinta xajistaa wuxuu ku socdaa jidka nolosha, Laakiinse kii canaanta diidaa wuu qaldamaa.
Explore MAAHMAAHYADII 10:17
6
MAAHMAAHYADII 10:9
Kii qummanaan ku socdaa ammaan buu ku socdaa; Laakiinse kii jidadkiisa qalqalloociya waa la ogaan doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 10:9
7
MAAHMAAHYADII 10:27
Rabbiga ka cabsashadiisu cimrigay dheeraysaa, Laakiinse kuwa sharka leh cimrigoodu waa soo gaaban doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 10:27
8
MAAHMAAHYADII 10:3
Kii xaq ah naftiisu inay gaajooto Rabbigu u oggolaan maayo, Laakiinse doonista kuwa sharka leh ayuu ridaa.
Explore MAAHMAAHYADII 10:3
9
MAAHMAAHYADII 10:25
Markii dabaysha cirwareenta ahu dhaafto, ka sharka leh mar dambe la arki maayo, Laakiinse kii xaq ahu waa aasaas weligiis waaraya.
Explore MAAHMAAHYADII 10:25
Home
Bible
Plans
Videos