1
MAAHMAAHYADII 9:10
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Rabbiga in laga cabsado waa xigmadda bilowgeeda, Oo Kan quduuska ah in la aqoonsadona waa waxgarasho.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 9:10
2
MAAHMAAHYADII 9:8
Mid wax quudhsada ha canaanan, waaba intaas oo uu ku necbaadaaye, Nin caqli leh canaano, oo isna wuu ku jeclaan doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 9:8
3
MAAHMAAHYADII 9:9
Nin caqli leh wax bar, oo isna caqli wuu sii yeelan doonaa. Nin xaq ah wax bar, oo isna waxbarasho wuu sii korodhsan doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 9:9
4
MAAHMAAHYADII 9:11
Waayo, maalmahaagu anigay igu badan doonaan, Oo cimrigaaguna waa sii kordhi doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 9:11
5
MAAHMAAHYADII 9:7
Kii mid wax quudhsada toosiyaa, cay buu isu soo jiidaa, Oo kii kan sharka leh canaantana, ceeb baa ku dhacda.
Explore MAAHMAAHYADII 9:7
Home
Bible
Plans
Videos