Dadkaaga ayaan kaa badbaadin doona iyo dadka aan Yuhuudda ahaynba iyaga ayaan kuu dirayaa si aad indhaha ugu furto oo ey uga jeestaan mugdiga oo ey u jeestaan iftiinka, iyo iney kasoo jeestaan xoogga Shaydaanka oo ey Illaahey ugu jeestaan, si ey u helaan cafiska dembiga oo markey i rumeysataan waxey ka mid ahaan doonaan kuwa xaqa ah.’