1
Falimaha 24:16
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Sidaa darteed waxaan mar walba ku dadaalaa in damiirkeygu nadiif ku ahaado Illaahey iyo dadka hortooda.
Compare
Explore Falimaha 24:16
2
Falimaha 24:25
Laakiin Bawlos goortuu ka hadlayay wax ku saabsan xaqnimada, is ilaalinta iyo maalinta xukunka ee soo socoto, ayaa Feelikos cabsaday oo ku yiri, “Haddaba iska bax. Waan kuu waci doonaa waqti markaan helo.”
Explore Falimaha 24:25