1
Falimaha 20:35
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Si walba waan idiin tusay inaad sidaas oo kale u shaqeysataan oo caawisaan kuwa danyarta ah, idinkoo xasuusta ereyadii Rabbi Ciise dhahay, ‘In wax lagu siiyo waxaa ka barakeysan inaad bixisid.’ ”
Compare
Explore Falimaha 20:35
2
Falimaha 20:24
Laakiin nolosheydu macno ilama laha, waxa kaliya ee aan rabo waa inaan dhameystiro shaqadii Rabbigeena Ciise i siiyay inaan sameeyo, taas oo ah inaan wacdiyo warka wanaagsan ee nimcada Illaah.
Explore Falimaha 20:24
3
Falimaha 20:28
Is ilaaliya dadka kalana ilaaliya, waayo Ruuxa Quduuska ah ayaa idin ka dhigay ilaaliye. Noqda arijirka kaniisadda Illaahey, taas oo uu dhiigiisa ku soo iibsaday.
Explore Falimaha 20:28
4
Falimaha 20:32
“Haddana waxaan idinku amaano gelinayaa Illaahey iyo ereygiisa nimcada leh, kaasoo idin dhisa idinka oo dhanna idin siiya barakada ey helaan kuwa xaqa ah.
Explore Falimaha 20:32