Illaaheyna wuxuu Bawlos siiyay xoog uu ku sameeyo mucjisooyin waaweyn, sidaa darteed dadkiina waxey qaateen dharkii Bawlos iyo marooyin uu taabtay si ey ugu geeyaan kuwii xanuusanaa, dadkii oo dhan ayaa bogsaday kuwii ruuxyada xun qabayna wey ka baxeen.