1
Falimaha 17:27
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Illaah wuxuu arintaas u sameeyay waa inaan isaga doon doonaa oo aan la xiriirnaa, in kastoo uusan naga fogeyn.
Compare
Explore Falimaha 17:27
2
Falimaha 17:26
Hal qof ayuu Illaahey ka sameeyay aduunka oo dhan iyo waxa ku nool, wuxuuna go’aansaday goortii iyo meesha uu aduunku ahaan doono.
Explore Falimaha 17:26
3
Falimaha 17:24
“Illaaha sameeyay aduunka iyo waxa ku jira oo dhan. Waa Rabbiga dhulka iyo samada, mana ku noola macbadka uu binu aadanku ku dhisay gacantiisa.
Explore Falimaha 17:24
4
Falimaha 17:31
Maxaa yeelay wuxuu sameeyay maalin uu aduunka oo dhan si xaq ah ugu xukumo. Wuxuuna doortay Ciise inuu u xukumo, Illaaheyna wuxuu arintaas noogu cadeeyay goortuu Ciise ka sarakiciyay dhimashada.”
Explore Falimaha 17:31
5
Falimaha 17:29
“Sidaa darteed haddaan nahay caruurtii Illaah, waa in aanan ku fikirin rabaaniga inuu yahay sida sanamyada laga sameeyay dahabka ama qalinka ama dhagaxyada. Isagu ma aha sida qaabka waxyaalaha ey binu aadanku ka fikireen iney sameeyaan.
Explore Falimaha 17:29