Falimaha 17:31
Falimaha 17:31 EI
Maxaa yeelay wuxuu sameeyay maalin uu aduunka oo dhan si xaq ah ugu xukumo. Wuxuuna doortay Ciise inuu u xukumo, Illaaheyna wuxuu arintaas noogu cadeeyay goortuu Ciise ka sarakiciyay dhimashada.”