1
Falimaha 15:11
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Waxaan aaminsannahay in badbaadida aan ku helnay nimcada Rabbigeena Ciise, sidoo kale iyagana saas ayey ku heleen.”
Compare
Explore Falimaha 15:11
2
Falimaha 15:8-9
Illaaheyna wuu garanayaa waxa qalbiyadeena ku jira oo dhan. Wuxuuna i tusay inuu iyaga aqbalay oo siiyay Ruuxa Quduuska ah siduu anagaba noo siiyay. Isagu nama kala soocin anaga iyo iyaga, oo qalbiyadooda ayuu nadiifiyay waayo wey rumeysteen.
Explore Falimaha 15:8-9