YouVersion Logo
Search Icon

Falimaha 15:8-9

Falimaha 15:8-9 EI

Illaaheyna wuu garanayaa waxa qalbiyadeena ku jira oo dhan. Wuxuuna i tusay inuu iyaga aqbalay oo siiyay Ruuxa Quduuska ah siduu anagaba noo siiyay. Isagu nama kala soocin anaga iyo iyaga, oo qalbiyadooda ayuu nadiifiyay waayo wey rumeysteen.

Free Reading Plans and Devotionals related to Falimaha 15:8-9