FALIMAHA RASUULLADA 7:49
FALIMAHA RASUULLADA 7:49 SOM08
Samadu waa carshigayga, Dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto, Rabbigu wuxuu leeyahay, Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Ama maxay tahay meeshaan ku nastaa?