1
MATAYOS 9:37-38
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Markaasuu xertiisii ku yidhi, Waxa beerta laga gooynayaa way badan yihiin, shaqaalayaashuse waa yar yihiin. Sidaa darteed Sayidka beergooyska barya inuu shaqaalayaal beertiisa u soo diro.
مقایسه
MATAYOS 9:37-38 را جستجو کنید
2
MATAYOS 9:13
Laakiin taga oo barta hadalkan micnihiisa, Waxaan doonayaa naxariis ee ma aha allabari, waayo uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.
MATAYOS 9:13 را جستجو کنید
3
MATAYOS 9:36
Laakiin goortuu dadkii badnaa arkay ayuu u naxariistay, waayo, way dhibaataysnaayeen oo kala firidhsanaayeen sidii ido aan adhijir lahayn.
MATAYOS 9:36 را جستجو کنید
4
MATAYOS 9:12
Laakiin goortuu maqlay, wuxuu yidhi, Kuwa ladan dhakhtar uma baahna, laakiin kuwa buka ayaa u baahan.
MATAYOS 9:12 را جستجو کنید
5
MATAYOS 9:35
Ciise wuxuu ku wareegay magaalooyinka iyo tuulooyinka oo dhan, oo sunagogyadooda ayuu wax ku barayay, oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyeyey, oo bugto walba iyo cudur walba ayuu bogsiinayay
MATAYOS 9:35 را جستجو کنید