SABUURRADII 49:16-17
SABUURRADII 49:16-17 SOM08
Ha baqin markii mid taajiroobo, Oo ammaanta reerkiisu aad u korodho, Waayo, isagu markuu dhinto waxba sii qaadan maayo, Oo ammaantiisuna ka daba geli mayso.