YouVersion Logo
Search Icon

Matayos 19:26

Matayos 19:26 EI

Ciise ayaa intuu iyaga fiiriyay ku yiri, “Binu aadanka agtooda arintan macquul kama aha, laakiin Illaahey xaggiisa wax walba suurtagal ayey ka yihiin.”

Free Reading Plans and Devotionals related to Matayos 19:26