Falimaha 28:26-27
Falimaha 28:26-27 EI
“Oo waxaad dadkan ku dhahdaa waad maqli doontaan laakiin weligiin ma fahmi doontaan, waad fiirin doontaan laakiin waxba ma arki doontaan. Waayo dadkan qalbiyadoodu wey qalaafsanaadeen, wax dhegahooda kuma maqlaan indhahoodana wey xireen. Haddii kale indhaha wax wey ku arki lahaayeen, oo dhegahoodana wax ayey ku maqli lahaayeen, qalbigoodana wax ayey ku fahmi lahaayeen oo wey soo laaban lahaayeen, oo aniguna waan cafin lahaa.”





