Falimaha 27:23-24
Falimaha 27:23-24 EI
Waayo xaley waxaa isoo ag istaagay malagii Illaaha i leh oo aan weliba caabudo, oo wuxuu igu yiri, ‘Ha cabsan Bawlos, waayo waa inaad xukunkii Kaysar hor istaagtaa, bal fiiri Illaahey deeqsinimadiisi ayuu kugu siiyay noloshii dadkan kula safraya oo dhan.’





