Falimaha 16:27-28
Falimaha 16:27-28 EI
Kii xabsiga waardiyeynayay goortuu hurdada kasoo toosay wuxuu arkay albaabadii xabsiga oo dhan iney furanyihiin, wuxuu u maleeyay maxbuusyadii iney carareen. Markaas ayuu seeftiisi iska soo bixiyay wuxuuna rabay inuu is dilo. Laakiin Bawlos ayaa ku yiri, “Waxba ha isyeelin! Waayo anaga oo dhan halkan ayaan joognaa!”





