Falimaha 16:25-26
Falimaha 16:25-26 EI
Markii la gaaray habeen barkii Bawlos iyo Silas wey duceysanayeen waxeyna u heesayeen Illaah, maxbuusyadii kalana wey dhageysanayeen. Isla markii ayaa waxaa dhacey dhul gariir oo ruxay aasaaskii xabsiga. Hal mar ayaa albaabadii xabsiga oo dhan wada furmeen oo silsiladii qof walba ku xirneydna furantay.





