YouVersion Logo
Search Icon

Falimaha 13:2-3

Falimaha 13:2-3 EI

Maalin iyagoo Illaahey baryaya soomayana ayaa Ruuxa Quduuska ah ku yiri, “Gooni iigu sooca Barnabas iyo Sawlos si ey u qabtaan shaqadii aan u doortay.” Haddaba markey soomeen oo duceysteen kadib, waxey gacmahooda saareen oo u duceeyeen Barnabas iyo Sawlos weyna direen.

Free Reading Plans and Devotionals related to Falimaha 13:2-3