YouVersion Logo
Search Icon

Falimaha 11:23-24

Falimaha 11:23-24 EI

Markii uu soo gaaray oo uu arkay waxa Illaah ku nimceeyay, aad ayuu ugu farxay wuxuuna kuligood ku dhiirigeliyay iney Rabbiga daacad u ahaadaan, qalbigoodana ku hayaan. Waayo Barnabas wuxuu ahaa nin wanaagsan oo iimaan fiican leh Ruuxa Quduuska ahna ka buuxo, dad badan ayaana Rabbiga u toobadkeenay.

Free Reading Plans and Devotionals related to Falimaha 11:23-24