Falimaha 11:17-18
Falimaha 11:17-18 EI
Haddaba haddii Illaahey iyaga siiyay hadiyad la mid ah tii uu anaga na siiyay markaan rumeysanay Sayid Ciise Masiix, sidee ayaan uga hor imaan karaa qorshaha Illaah?” Markey maqleen Butros oo sidan leh, wey joojiyeen murankii waxeyna bilaabeen iney Illaahey ammaanaan, iyagoo leh, “Haddaba, xitaa dadka aan Yuhuudda ahayn Illaahey wuxuu siiyay toobadkeenka lagu helo nolosha weligeed ah.”





