Falimaha 10:34-35
Falimaha 10:34-35 EI
Kadib Butros ayaa bilaabay inuu hadlo, “Hadda ayaan ogaaday iney run tahay in uusan Illaahey eexasho sameynin, laakiin uu qowmiyad kasta ka aqbalo midka isaga ka cabsada oo waxa saxda ah sameeya.