1
SABUURRADII 49:20
Kitaabka Quduuska Ah
Ninkii sharaf leh oo aan garaad lahaynu Wuxuu la mid yahay sida xayawaanka iska baabba'a.
Compare
Explore SABUURRADII 49:20
2
SABUURRADII 49:15
Laakiinse Ilaah naftayda wuu ka soo furan doonaa xoogga She'ool, Waayo, wuu i aqbali doonaa. (Selaah)
Explore SABUURRADII 49:15
3
SABUURRADII 49:16-17
Ha baqin markii mid taajiroobo, Oo ammaanta reerkiisu aad u korodho, Waayo, isagu markuu dhinto waxba sii qaadan maayo, Oo ammaantiisuna ka daba geli mayso.
Explore SABUURRADII 49:16-17
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos