1
MAAHMAAHYADII 5:21
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Waayo, jidadka dadku waxay hor yaalliin indhaha Rabbiga Oo isagaa fiiriya waddooyinkiisa oo dhan.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 5:21
2
MAAHMAAHYADII 5:15
Berkeddaada biyo ka cab, Oo ceelkaagana biyo qulqulaya ka cab.
Explore MAAHMAAHYADII 5:15
3
MAAHMAAHYADII 5:22
Kan sharka leh waxaa qabsan doonta xumaantiisa, Oo waxaa isaga lagu soo xidhi doonaa xadhkaha dembigiisa.
Explore MAAHMAAHYADII 5:22
4
MAAHMAAHYADII 5:3-4
Waayo, naagta qalaad bushimaheedu waxay daadiyaan malab, Oo afkeeduna saliid buu ka sii macaan yahay, Laakiinse aakhirkeedu wuxuu u qadhaadh yahay sida geed dacareed oo kale, Wuuna af badan yahay sida seef laba af leh.
Explore MAAHMAAHYADII 5:3-4
Home
Bible
Plans
Videos