1
MAAHMAAHYADII 31:30
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Suuradwacnaantu waa khiyaano miidhan, oo quruxduna waa ceeryaamo oo kale, Laakiinse naagtii Rabbiga ka cabsata waa la ammaani doonaa.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 31:30
2
MAAHMAAHYADII 31:25-26
Xoog iyo sharaf ayaa iyada dhar u ah; Oo wakhtiga soo socda way ku qososhaa. Afkeeda waxay u kala qaaddaa xigmad; Oo carrabkeedana waxaa saaran sharciga raxmadda.
Explore MAAHMAAHYADII 31:25-26
3
MAAHMAAHYADII 31:20
Waxay sacabkeeda u furtaa miskiinka, Oo gacmaheedana waxay u fidisaa saboolka baahan.
Explore MAAHMAAHYADII 31:20
4
MAAHMAAHYADII 31:10
Bal yaa heli kara naag wanaagsan? Waayo, qiimaheedu waa ka sii badan yahay xataa luul.
Explore MAAHMAAHYADII 31:10
5
MAAHMAAHYADII 31:31
Midhihii gacmaheeda wax ka siiya, Oo shuqulladeeduna iyada ha ku ammaaneen irdaha magaalada.
Explore MAAHMAAHYADII 31:31
6
MAAHMAAHYADII 31:28
Carruurteedu way kacaan oo waxay ugu yeedhaan tan barakaysan, Oo weliba ninkeeduna wuu ammaanaa, isagoo leh
Explore MAAHMAAHYADII 31:28
Home
Bible
Plans
Videos