1
WACDIYAHII 1:18
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Waayo, xigmaddii badan caloolxumo badan baa ku jirta, oo kii aqoon korodhsadaana murug buu sii korodhsadaa.
Compare
Explore WACDIYAHII 1:18
2
WACDIYAHII 1:9
Wixii hore u jiri jiray waa waxa dibna u jiri doona, oo wixii la sameeyeyna waa waxa hadda ka dib la samayn doono, oo inta qorraxda ka hoosaysana wax cusub laguma arko.
Explore WACDIYAHII 1:9
3
WACDIYAHII 1:8
Wax kastaaba waa daal miidhan, dadku ma sheegi karo innaba. Ishu wax arag kama dheregto, dhegtuna waxmaqlid kama buuxsanto.
Explore WACDIYAHII 1:8
4
WACDIYAHII 1:2-3
Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Waa wax aan waxba tarayn, waa wax aan waxba tarayn, wax waluba waa wax aan waxba tarayn. Bal maxaa faa'iido ah oo nin ka hela hawshiisa uu qorraxda hoosteeda ku hawshoodo oo dhan?
Explore WACDIYAHII 1:2-3
5
WACDIYAHII 1:14
Shuqullada qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan waan arkay, oo bal eeg, dhammaantood waa wax aan waxba tarayn iyo dabagalka dabaysha oo kale.
Explore WACDIYAHII 1:14
6
WACDIYAHII 1:4
Qarni baa taga, oo qarni kalena wuu yimaadaa, laakiinse dhulku weligiisba wuu waaraa.
Explore WACDIYAHII 1:4
7
WACDIYAHII 1:11
Waxyaalihii hore lama xusuusto, oo waxyaalaha iman doonana innaba laguma xusuusan doono kuwa dabadeed iman doona.
Explore WACDIYAHII 1:11
8
WACDIYAHII 1:17
Waxaan qalbigayga siiyey inaan xigmad ogaado iyo inaan waalli iyo nacasnimo ogaado, oo waxaan gartay inay taasuna tahay dabagalka dabaysha oo kale.
Explore WACDIYAHII 1:17
Home
Bible
Plans
Videos