1
MAAHMAAHYADII 19:21
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Nin qalbigiisa waxaa ku jira hindisooyin badan, Habase ahaatee waxaa taagnaan doonta talada Rabbiga.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 19:21
2
MAAHMAAHYADII 19:17
Kii miskiinka u naxaa Rabbiguu wax amaahiyaa, Oo wanaaggii uu sameeyeyna wuu u celin doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 19:17
3
MAAHMAAHYADII 19:11
Nin miyirkiisu cadho buu ka celiyaa, Oo waxaa isaga ammaan u ah inuu xadgudub dhaafo.
Explore MAAHMAAHYADII 19:11
4
MAAHMAAHYADII 19:20
Talada maqal, oo edbinta qaado, Si aad ugu dambaystaada caqli u yeelatid.
Explore MAAHMAAHYADII 19:20
5
MAAHMAAHYADII 19:23
Kii Rabbiga ka cabsada waxaa loo kaxeeyaa xagga nolosha, Wuuna sii dheregsanaan doonaa, Oo sharna loo keeni maayo.
Explore MAAHMAAHYADII 19:23
6
MAAHMAAHYADII 19:8
Kii xigmadda helaa naftiisuu jecel yahay, Oo kii waxgarashada xajistaana wax wanaagsan buu heli doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 19:8
7
MAAHMAAHYADII 19:18
Wiilkaaga edbi intay rajo jirto, Laakiinse naftaada ha ku qasbin si uu u dhinto.
Explore MAAHMAAHYADII 19:18
8
MAAHMAAHYADII 19:9
Markhaatigii been ahu ma taqsiir la'aan doono, Oo kii been ku hadlaana wuu halligmi doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 19:9
Home
Bible
Plans
Videos