1
MAAHMAAHYADII 18:21
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Geeri iyo nololuba waxay ku jiraan itaalka carrabka, Oo kuwa jeceluna waxay cuni doonaan midhihiisa.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 18:21
2
MAAHMAAHYADII 18:10
Rabbiga magiciisu waa noobiyad xoog leh, Kii xaq ahu iyaduu ku cararaa, meel sarena wuu ku nabad galaa.
Explore MAAHMAAHYADII 18:10
3
MAAHMAAHYADII 18:24
Ninkii saaxiibbo badsadaa naftiisuu kharribaa, Laakiin waxaa jira saaxiib walaalkaa kaaga dhow.
Explore MAAHMAAHYADII 18:24
4
MAAHMAAHYADII 18:22
Ku alla kii afo helaa wuxuu helaa wax wanaagsan, Oo Rabbigana raallinimuu ka helaa.
Explore MAAHMAAHYADII 18:22
5
MAAHMAAHYADII 18:13
Kii xaajo ka jawaabaa isagoo aan maqlin, Waa u nacasnimo iyo ceeb.
Explore MAAHMAAHYADII 18:13
6
MAAHMAAHYADII 18:2
Nacasku waxgarashada kuma farxo, Laakiinse wuxuu ku farxaa uun inuu waxa qalbigiisa ku jira muujiyo.
Explore MAAHMAAHYADII 18:2
7
MAAHMAAHYADII 18:12
Dadka qalbigiisu waa kibraa intaanu baabbi'in ka hor, Oo sharaftana waxaa ka horraysa is-hoosaysiinta.
Explore MAAHMAAHYADII 18:12
Home
Bible
Plans
Videos