1
MAAHMAAHYADII 15:1
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Jawaabta qaboobu cadhada way qaboojisaa, Laakiinse hadalkii qallafsanu xanaaq buu kiciyaa.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 15:1
2
MAAHMAAHYADII 15:33
Rabbiga ka cabsashadiisu waa edbinta xigmadda, Oo sharaftana waxaa ka horreeya is-hoosaysiinta.
Explore MAAHMAAHYADII 15:33
3
MAAHMAAHYADII 15:4
Carrabka wanaagsanu waa geed nololeed Laakiinse carrabka qalloocan ayaa qalbigu ku jabaa.
Explore MAAHMAAHYADII 15:4
4
MAAHMAAHYADII 15:22
Meeshii aan talo jirin xaajooyinku waa baabba', Laakiinse taliyayaashii badan ayay ku hagaagaan.
Explore MAAHMAAHYADII 15:22
5
MAAHMAAHYADII 15:13
Qalbigii faraxsanu wejiguu nuuriyaa, Laakiinse caloolxumaanta ayaa qalbigu ku jabaa.
Explore MAAHMAAHYADII 15:13
6
MAAHMAAHYADII 15:3
Rabbiga indhihiisu meel kastay jiraan, Iyagoo fiirinaya kuwa xun iyo kuwa wanaagsan.
Explore MAAHMAAHYADII 15:3
7
MAAHMAAHYADII 15:16
Wax yar oo Rabbiga ka cabsashadiisu la jirto Ayaa ka wanaagsan khasnado badan oo dhib la jirto.
Explore MAAHMAAHYADII 15:16
8
MAAHMAAHYADII 15:18
Ninkii cadho badanu muran buu kiciyaa, Laakiinse kii cadhada u gaabiyaa murankuu qaboojiyaa.
Explore MAAHMAAHYADII 15:18
9
MAAHMAAHYADII 15:28
Kan xaqa ah qalbigiisu wuxuu ka fikiraa sida loo jawaabo, Laakiinse kuwa sharka leh afkoodu wuxuu shubaa waxyaalo shar ah.
Explore MAAHMAAHYADII 15:28
Home
Bible
Plans
Videos