1
MAAHMAAHYADII 14:12
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Waxaa jirta waddo dadka la hagaagsan, Laakiinse dhammaadkeedu waa waddooyinka dhimashada.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 14:12
2
MAAHMAAHYADII 14:30
Qalbigii degganu waa nolosha jidhka, Laakiinse hinaaso waa qudhunka lafaha.
Explore MAAHMAAHYADII 14:30
3
MAAHMAAHYADII 14:29
Kii cadhada u gaabiyaa waa garasho badan yahay; Laakiinse kii degdeg u cadhoodaa nacasnimuu sarraysiiyaa.
Explore MAAHMAAHYADII 14:29
4
MAAHMAAHYADII 14:1
Naag kastoo caqli lahu gurigeeday dhistaa, Laakiinse nacasaddu gacmaheeday ku dumisaa.
Explore MAAHMAAHYADII 14:1
5
MAAHMAAHYADII 14:26
Rabbiga ka cabsashadiisu waxay leedahay kalsoonaan xoog leh, Oo carruurtiisuna waxay lahaan doonaan meel ay magangalaan.
Explore MAAHMAAHYADII 14:26
6
MAAHMAAHYADII 14:27
Rabbiga ka cabsashadiisu waa il nololeed, Si dabinnada dhimashada looga leexdo.
Explore MAAHMAAHYADII 14:27
7
MAAHMAAHYADII 14:16
Ninkii caqli lahu waa cabsadaa, oo sharka wuu ka noqdaa; Laakiinse nacasku waa ciishoodaa, wuuna isku kalsoon yahay.
Explore MAAHMAAHYADII 14:16
Home
Bible
Plans
Videos